R/wasaare Kheeyre oo Garoowe Tagaya Iyadoo Magaciisa La qalday!!

Reading Time: < 1 minute

Magaalada Garoowe  Ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa   lagu  arkayaa Boorar lagu qoray Magaca R/wasaare Xassan Cali Kheeyre oo la qalday islamarkaana aad moodo in loogu tala-galay’KHAYR’’ ayaa mid walbo lagu qoray

Sidaasi oo ay tahay ayuu Xasan Cali kheyre  Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya  Maanta gaarayaa Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal,

R/wasaaraha ayaa markii uu garoowe tago waxa uu ka qeyb geli doonaa Sanadguuradii ka soo wareegtay Markii la Aas’Aasay Maamulka Puntland .

Dhan kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu booqan doonaa Magaalooyin ka mid ah puntland,isaga oo ka hirgelin doono mashaariic horumarineyd,waxana la filayaa in uu la kulmo Boqor Burhaan oo ku sugan