Khudbadii ila meerayso ee Farmaajo oo keentay in ciidanku qabsadaan goobo cusub

Reading Time: < 1 minute

Sida uu indhahiisa ku soo arkay wariyaheena, cutubyo ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka ee maalmo kahor soo galay Magaalada Muqdisho kana kasoo horjeeda muddo kororsiga Madaxweynihii hore Farmaajo ayaa xalay carro-tuur cusub dhigtay waddooyin ku yaalla degmada Yaaqshiid iyo Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

CXD oo dadka ayaa lagu arkaayay qaybo kamida Muqdisho iyaga oo wata gaadiidka nooca dagaalka ayaa sigaar ah Carro-tuurka ku xirtay Isgoyska Fagax, Jungal, Siisii iyo waddooyin Jidcadayaal ah oo dhexmara xaafaddo kale. Lama oga sababta keentay in Ciidanka Milateriga ee ka gadoodsa muddo kordhinta loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo Carro-tuur ugu xirtaan waddooyinkaas, xili labadii maalin ee lasoo dhaafay laga dareemayay Caasimadda dhaq-dhaqaaqyo Ciidan.