Qowmiyada Tigreega oo sameeysay banaanbaxyo looga soo horejeedo Abiy Axmad

Reading Time: < 1 minute

Waxaa ka socda deeganaka Ismaamulka Tigreega dibadbaxyo looga soo horjeeda  Abiy Axmad iyo dowlada dhexe. Maamulka gobolka deegaanka , dadweyne ayaa maantii shalay ahayd  dibadbaxyo ka dhigay gobolkaas. Dibadbaxyaashu ayaa xiray waddooyinka waaweyn ee mara gobolka, halka meelaha qaarna ay isku dhaceen booliska.

Waxaa la filayaa in mid la mida dhibadbayadaas ay dib uga bilaawadaan deegaano ka tirsan degaanka Tigreega. Dibadbaxyadii doraad  ayaa ka dhacay magaalooyin qaar, waxaana sii kiciyay isbaddallo ay ku dhawaaqda dowladda hoose, shacabka waxay codsanayeen in magdhaw lasiiyo, kaddib markii lagu qasbay inay isaga qaxaan dhulkooda, si halkaas looga iibiyo warshad soo saarta sokorta.

Xaalada colaadeed ee u dhaxeeysa Qowmiyada Tigreega  iyo Hogaanka Oromada ee dowlada dhexe ayaa maalinba maalinta ka sii danbeeysa waxa uu galayaa xaalad culus.