Qoorqoor oo kursigii Aqalka Sare u xiray Wasiirkiisa Maaliyadda

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta kursigii aqalka Sare ee uu horay iskaga casilay Yuusuf Geelle Ugaas Dhagey.

Qoorqoor ayaa kursigaan u xiray Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Gaban.