Qoor-Qoor oo xalay isku dayay in uu isku geeyo Shiikh Sharif iyo Farmaajo, Maxa ka soo baxay Kulanka?

Reading Time: < 1 minute

MW Farmaajo oo doonayo in uu sii kala fogeeyo mucaardka ka soo horjeeda dowladiisa, ayaa xalay waxa uu diray Axmad Qoor-Qoor in uu Shiikh Sharif  ku soo qanciyo in uu Kulan qarsoodi ah la qaato MW Farmaajo.

Kulankii xalay oo ahaa mid laga qaray taageerayaasha  Shiikh sharif ayaan la garanaynin in uu Shiikh Sharif ogolaaday in uu si qaraoodi ah ula kulmo Farmaajo so ay heshiis hoose u wadagalaan.

Shiikh Sharif oo Dhaqaale xumi hoose la soo daristay ayaa aad ugu mashquulsan sidii uu ku heli lahaa Dhaqaale uu doorasho ku galo, waxaanse la ogaynin in Sheiikh sharif uu siyaasad la wadaagi doono Farmaajo.