Qoor Qoor oo bisha Labadeeda dabaaldeg ku qabsanaya Dhuusamareeb

Reading Time: < 1 minute

Qoor Qoor ayaa dhankiisa wata qorshe kale oo uu doonayo in uu magaalada Dhuusamareeb ku qabsado dabaaldega sanadguuradii labaad ee doorashadiisa.

Farmaajo ayaa isna u balan-qaaday Qoor Qoor in uu dabaaldega Goobjoog ka ahaan doono isla markaana uu keeni doono madaxda dowlad goboleedyada.

Qoor Qoor ayaa xiligaan kala guurka ah isku badalay qaadun u shaqeeya Farmaajo, meelmarinayana danaha siyaasadeed ee Farmaajo.

waxaa nasiib xumo ah in la qabto dabaaldeg iyada oo galmudug gabi ahaanba ay si toos ah ula wareegeen loo aha Al Shabaab