Shir Garoowe uga socda Madaxda dowlada dhexe iyo Dowlad goboleedyadda ayaa lagusoo waramayaa in lagasoo saaray qodobo hor-dhac
Qodobadaas waxaa ku jira:
- Sameynta golaha iskaashiga dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah
- In dib loogu noqdo xeerarka doorashooyinka iyo Petroolka ee baarlamanka horyaala
- La dagaalanka argagixisada
- Arinta Galmudug( halsano in maamulka xaaf loogu daro, Baarlamankana Cadaado la soo celiyo, si taasu loo dhmaeeyo waxaa kulan gaar ah wada leh Madaxweyne Farmaajo iyo Xaaf-ka Galmudug.
- Wadaxaajoodka Soomalilnad in la bilaabo.
- Wadashaqeynta Wasaaradaha.