Waxaa sadaxdii maalin ee u danbeeysay cirka isku shareeray qiimaha bistoladaha lagu kala iibsado magalaada Muqadishu. Sicir bararkaan ayaa lala xiriirinayaa dilalka qorsheeysan ee lagu dilayo qaar ka mida shaqaalaha shirkadaha ka shaqeeeyo magaalada Muqadishu.
Waxa magaalada Muqadishu ku soo kordhaya dilalka qorsheeysan ee lagu beegsanayo dadka ku dhaqan magaalada Muqadishu. madaama amaanka faraha ka baxay shacabka Muqadishu aya bilaabay in ay iyagu sugaan amaankooda si kasta oo ay ugu suuragalayso.