Qatar oo la Ogaaday in Lacagaha ay siiso Dowladda in aysan Gaarsiin Qasnada Qaranka Iyo Shaqsiyaad Kheeyre ka mid yahay oo u Takri Fala(VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Warar buunbuunis ah iyo dacaayad isba joog ah ayaa mar walbo lagu sheegaa in Dowladda  Qatar oo Foowdo toos ah ka wada Soomaaliya in ay Deeq lacag ah oo intaasi gaareeysa in ay ugu deeqdo Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed Hase’yeeshee Wararkii ayaa noqday kuwa  been abuur ah

Dhaqaallaha Qatar Bixiso ayaa waxaa uu soo maraa ilaa iyo Dhowr Hayadood kuwaasi oo qadariyiin ah ka dibna waxaa uu soo gaaraa Rag Qalin Shubato ah kuwaasi oo Soomaaliya dadaaliin uga ah qatar,waxeeyna taasi la micno tahay in aysan jirin in qasnada Dowlada wax lacag ah aan lagu shubin oo qatar ka socota

Sababaha ugu badan ayaa  ah in Dowladda Qatar iyo kooxda qiyaano qaran ay ka meermeerayaan in Banka dhexe wax lacag ah lagu shubin si aana loo agoon in ay wax isdaba-mariyeen

 HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA CADEEYNAAYA