Qasaaro kala duwan oo ka dhashay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Inta la xaqiijiyay Saddex Askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed  ayaa ku dhintay Qarax lagula eegtay degaanka KM13 ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Sidda ay MOL  u sheegeen dadka degaanka Saddex Askari ee dhimatay mid ka mid ah ayaa ahaa Sarkaal ka tirsan ka Ciidanka xoogga.

Ciidankaan ayaa gaari ay saarnaayeen waxaa halaleey Miino dhulka lagu Aasay xilli ay  ku soo jeedeen Magaalada Muqdisho.

Waxaa Qaraxa sidoo kale ku dhintay Wiil arday ahaa oo ka yimid iskuulka lana kulmay Qaraxa.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!