Qaraxyo Is Xig-xigay oo Laga Maqlay Magaalada Muqdisho Iyo Xogtii Ugu Dambeeysay!!

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka nasoo gaaraya Labo Qarax oo is xig xiga  ayaa Goordhow laga maqlay  Aga gaarka warshada Baastada ee degmada Yaaqshiid  ee Gobalka Banaadir, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Qaraxyada aya la sheegay in lala eegtay kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo marayay aga gaarka Warshada Baastada ee Magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo wali ma cadda Khasaaraha ka dhashay qaraxyada, waxaana sida la tilmaamay qaraxyada ay ahaayeen Miinada nooca  Dhulka lagu aaso.

Ciidamada AMISOM   ayaa waxaa ay fureen rasaas markii qaraxyada ay dhaceen  ka dib. lama oga cidda wax ku noqotey rasaastaasi.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!