Wararkii ugu dambeeyey ee laga helaayo magaalada caasimadda ah Deegaanka Soomaalida Itoobiya Ee Jigjiga ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay qaraxyo waaweyn oo la damacsanaa in ammaanka lagu waxyeeleeyo.
Qaraxyadaan oo ahaa kuwa culus ayaa laamaha ammaanku sheegeen inay yihiin kuwii laggu diyaarinayey gudaha Soomaaliya islamarkaana halkaasi loosii gudbiyay.
Laamaha amniga Gobolka Soomaalida ayaa horay u sheegay in ay jiraan qaraxyo lagasoo abaabulaayo deegaanada Soomaaliland