Qaraxii maanta oo gaystay dhimasho iyo dhawac

Reading Time: < 1 minute

Qaraxii labaad ayaa goordhow laga maqlay dhamaan qaybaha kala duwan ee magaalada Muqadishu. Qaraxa oo ka dhacay meel aan ka fogayn Galaha Murtida iyo Madadaalada ee Tiyaatarka ayaa la shagayaa in ku dhinteen dad isugu jira shacab iyo askar.

Ma aha markii ugu horeeysay ee uu qarax ka dhaco meel ku dhaw Villa Soomaaliya. Qaraxyadan ayaa ku soo adaya iyada oo ay dalka ka jiraan qalqal siyaaasadeed.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!