Qaraxii maanta oo ay ku dhinteen dad xajka u socday (Daawo)

Reading Time: < 1 minute

Qaraxii goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqadishu ayaa la soo sheegayaa in ay ku dhinteen dad u socday Xajka iyo qaar kale oo safar u ahaa dalka dibadiisa.

Qaraxa oo ka dhacay degaanka K4 ee ku dhaw Hotel Afrik ayaa dhawaaqiisa waxaa laga maqlayay dhamaan magaalada Muqadishu. Radio Kulmiye ayaa warbixin kooban  ka diyaariyay dhibka ka dhashay qaraxa.

Halkaan ka daawo: