Qarax labaad oo xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxa jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa wararku waxa ay sheegayaan in uu ka dhacay xaafadda BuulonXuubeey ee degmada Wadajir.
Qaraxa ayaa ahaa Mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa, waxaana goobta uu Qaraxu ka dhacay ay u dhow dahay Madaxtooyadda Soomaaliya.