Qaraxii ka dhacay fagaaraha uu kusugnaa Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo Warar dheeraad ah laga helayo+Sawiro

Reading Time: 2 minutes

Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in Abiy Ahmed Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ee ka badbaaday Qarax loo adeegsaday Muraayaddo kaasoo ka dhacay goob ay isugu yimaadeen kumanaan ka mid ah Shacabka Itoobiya oo uu Khudbad ka jeedinaayay.

Qaraxa ayaa loo maleynayaa inuu ahaa bam gacmeed, waxaana la sheegayaa in khasaare kala duwan ay sababtay.