Qaraxa Maanta: Warar Dheeraad ah (Video)

Reading Time: < 1 minute

Warar hordhac ah ayaa waxa ay sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay Nawaaxiga Xarunta Gaadiidka Ciidanka Booliska ee Degmada Cabdicasiis. Qaraxa ayaa la sheegay uu geesytay  Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Qiiq iyo uuro ayaa Dgmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayay markii uu qaraxa dhacay,kaasi oo jugtiisa laga maqlay inta badan laga maqlay Magaalada.

Khasaaro kala duwan ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qaraxaasi,waxaana halkaasi laga maqlayaa rasaas xoogan. Dhanka kale waxaa la sheegyaa in koox hubaysan ay galeen xarunat howla guud.