Qarax xoogan oo Muqdisha ka dhacay

Reading Time: < 1 minute

Qarax xoogan ayaa hadda ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

Rasaas xoogan ayaa la maqlayaa, waxaana qaraxa uu ka dhacay taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.