Qarax xoogan oo ka dhacay Villa Baydhaba

Reading Time: < 1 minute

Qarax lagu soo xiray gaari ayaa saakay waxaa uu ka dhacay Villa Baydhabo ee degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir.

Goobjoogayaal ayaa MOL  u sheegay in gaariga qarxay uu lahaa sarkaal ka tirsan militariga Soomaaliya.

Lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa saakay ka dhacay xarunta Villa Baydhabo ee Magaalada Muqdisho.