Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho,Waxyeelo Xoog Leh Oo Ka Dhalatay

Reading Time: < 1 minute

Wararka ayaa sheegaya in Qarax Xoogan oo ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama Ee Muqdisho.

Qaraxa ayaa lagu beegsaday Ciidamo katirsan Dawlada Soomaaliya oo watay Gaari nuuca C/bilaha loo yaqaano.

Waxa uu si gaar ah qaraxa uga dhacay Agagaarka Isgoyska Dabka waxaana ku dhintay Seddex Askari,seddex kalena waa ay ku dhaawacmeen.

Gaariga la beegsaday ayaa la sheegay in waxyeelo qaraxa ugeystay sidoo kale,muddo ayey wadada xanibaad kusoo rogeen ciidamada Amniga.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!