Waxaa qarax aad u weyn uu ka dhacay Hotel Wehliya. Waxaa jira qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Waxaa goobta qaraxa ka dhacay ka socda is rasaaseyn, dad goob joogayaal ah aya sheegaya in qaraxa uu ahaa mid aad u culus
Faah faahin buuxda naga filo goor dhow