Qarax sababay dhaawac & dhimasho oo ka dhacay magaalada Baladweyne

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka  aan ka heleyno Magaalada Baladweyne, waxaa Xafada Nuur Xawad ka dhacay qarax, kaas oo lala beegtay  Makhaayad uu lahaay nin lagu sheegay Cumar Warri.

Dad  Goobjoogayaal ah ayaa warbaahinta   u xaqiijiyay in uu jiro Qasaaro dhimasho iyo Dhaawac.

Wali maamulka gobolka iyo kan dowlad Goboleedka ilaa iyo hada kama aysan hadlin.