Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa ka dhacaya wadada isku xirta Ceelwaaq iyo Mandheere waxaana ay la kacday gawaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee Amisom.
Dadka deegaanka ayaa shegay in qaraxa miino ay ku dhinteen askar Kenyan ah kuwo kale na ay ku dhaawacmeen.
Ciidamada ayaa la tilmaamay in ay u socdaalayeen howlgal laga sameynayo qeybo kamid ah deegaanada maamulka Jubaland.
Rasaas ay fureen cidanka kenya ee qaraxa lo dhigay aya waxa ku dhawacmay dad goobta ka dhawaa sida wararku ay shegayan.