Qarax Labaad oo aad u xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa.
Qaraxa labaad ayaa ka dhacay agagaarka Daljirka Dahsoon, waxaana uu daqiiqado ka dambeeyay qaraxii koowaad ee dhacay.
Ciidamo xoogan ayaa kusii qulqulaya goobta mana la xaqiijin karo qasaaraha rasmiga ah