Qarax khasaare geystay oo ka dhacay wadada Mareerey iyo Afgooye

Reading Time: < 1 minute

Wararkii  ka imaanaya Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegay  in Qarax ka dhacay inta u dhaxeysa wadada Mareerey iyo Afgooye. Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo si weyn looga maqlay inta udhaxeysa wadada afgooye iyo marerey oo ee Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay.

Sidoo kale, qaraxa ayaa ahaa miino dhulka lagu Aasey oo lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka oo marayey wadadaas. Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashag Qaraxa.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!