Qarax ka dhacay Awdheegle iyo Gudoomiyihii Degmadaa oo ku geeriyooday

Reading Time: < 1 minute

Wararka nagasoogaaraya Gobolka Shabeellha Hoose gaar Degmada Awdheegle ayaa waxa ay sheeegayaan in halkaa uu ka dhacay qarax waxaana lasheegayaa in qarxaasi uu ku geeriyooday gudoomiyhii Degmada Owdheegle Maxamad Yaroor.

Nuuca qaraxa ayaa waxa uu ahaa sida ay sheegayaan wararka ay helayso Warbaahinta MOL Qarax Miino oo ka dhacay gudaha Degmada waxaana sidaa goordhow xaqeejiyay Ibraahin Aadan Cali Najax Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoosse.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!