Qarax ka dhacay Muqdisho (Wararkii ugu dambeeyay)

Reading Time: < 1 minute

War goordhaw kusoo dhacay xafiis warqabadka ee MOL ayaa waxey sheegayaan in iminka qarax jugtiisa laga maqlay inta badan wadada dheer ee xariirisa Muqdisho iyo Afgooye, lala eegtay kolonyo gawaarida Aminsom ee maraayay inta udhexeeyo degaanada weydo iyo treedisho oo kawada tirsan duuleedka Muqdisho.

Sida ee inoo xaqiijiyeen goobjagayaal ka ag dhawaa nawaaxiga qarax uu ka dhacay khasaare xoogan ayaa soo gaaray kolonyadaas intaasi Kadibna waxey bilaabeen kolonyadaas in ey rasaas xoogan ey oodda ka qaadaan.

Majiro war intaas ka faafaahsan oo halkaas laga heli karo hayeeshee wixii soo kordho nagala soco kartaaa.