Qarax ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho iyo khasaare ka dhashay

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaarayo deegaanka garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu ka dhacay qarax Xooggan. Qaraxa oo laga maqlayay degaano kala duwan ayaa la sheegayaa in uu ahaa mid ka dhashay miinada dhulka la galiyo.

Warka waxa uu itaas ku darayaa in Qaraxa ka dhacay hareeraha waddada dheer ee deegaanka ayaa lagu soo waramaya in illa iyo hadda ay ku dhinteen lab qof halka dad kalena uu dhaawac uu ka soo gaaray.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!