Qarax ka dhacay Degmada Waaberi Ee Gobolka Banaadir iyo Qasaaro kala duwan oo ka dhashay!!

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaaraya degmada Waabari ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino oo Khasaare geystay.

Qaraxa ayaa ahaa Miino, waxaana uu ka dhacay Xaafadda 1-March sidda ay Warbaahinta u xaqiijiyeen dadka degaanka.

Wiil dhalinyaro ah oo da’diisa lagu sheegay 10 sano jir ayaa ku geeriyooday ,qaraxaasi,Miinadda ayaa la sheegay in la dhigay meel u dhow guri ay degan yihiin dad Shacab ah.