Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay agagaarka koontaroolkii hore ee Afgooye

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan Wararka aan ka heleyno koonfurta magaalada Muqdisho ayaa an in goordhow uu qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay agagaarka isgoyska Ex-Control Afgooye.

Waxaa la sheegyaa in qaraxu uu ka dhacay banaanka hore ee xerada ciidamada Asluubta oo ku taalla inta u dhaxeysa isgoyska Ex-control iyo xaafadda Galmudug. Dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxu uu ahaa mid culus, iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in qaraxaasi uu ahaa is-miidaamin.

Warar dhaeraadka ah naga filo dhawaan.