Wararka ka imanaya Magalaada Muqdisho aya shegaya in goor dhaw uu qarax Gaari ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho.
Wararka aya shegaya in qaraxan oo lo adegsaday gaari waxyabaha qarxa laga soo aya ka dhacay Wadada aada Garonka adan cadde gaar ahan barta kontrol ee ciidanka NISA halkaasi ku leyihiin.
Dadka ka agdhawa halku uu qaraxu ka dhacay aya shegaya in gaariga qarxay uu aha NOAH gawaarida raaxada oo uu kaxeynayay ismiidamiyihii is qarxiyay.
Wadooyinka Magaalada Muqdisho aya maalmahan danbe Xirnaa iyado xaalada amaan ee Caasimada Muqdisho uu noqday mid fashil ah oo qeybo ka mid ah xalay ilaa saakay laga barakacaayo Maadama Ciidamada Milatariga oo huwan Shaar qabiil ay halkaasi isu dagaaleyn.