Qarax hada ka dhacay wadada dabka ee magalaada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Waxaa goor dhaw ka dhacay qarax isgooska Dabka ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhashay ka dib markii uu qarxay gaari lagu soo xiray walaxaha qarxa oo wadadaa ku sugnaa.

Jugta qaraxaan oo laga maqlay xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee Muqdisho.

Wali lama oga dhibatada ka dhalaty qaraxaas. Wixii soo kordha dib ayaan idinkaga soo sheegi donaa