Qarax hada ka dhacay gudaha Xaruunta Gobolka Banaadir

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Qarax hada ka dhacay gudaha Xaruunta Gobolka Banaadir  Sida la sheegayo waxa halkaas  ku sugna Gudomiyaha gobolka.

Wali lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxaas.