Koox ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa weerar ku qaaday maqaayada lagu magacaabo Pescatore Sea Food oo Ah maqaayad dhawaan Liido laga furay.
Kooxdaas ayaa ilaa iyo hada ku dhex dagaalayso maqaayada dhexdeeda
Warar dheeraad ah naga filo