Qarax aad u xoogan oo Muqdisho ka dhacay

Reading Time: < 1 minute

Qarax laga maqlay inta magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan dugsiga tababarka Booliiska oo ku yaal degmada Xamar Jajab.

Weli lama oga qasaaraha ka dhashay, balse waxaa qaraxa uu dhawaq ekaa kii 14 Oktober ka dhacay igoyska Zoobe

Naga filo faah faahin buuxda goor dhow