Qarax aad u weyn oo ka dhacay agagaarka taalada Daljirka

Reading Time: < 1 minute

Waxaa goordhaw ka dhacay agagaarka daljirka dahsoon qarax aad u weyn oo laga maqlay dhammaan magaalada Muqdisho.

Weli lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxaas, waxaana hadda ku sii socda wariyaha Muqdisho Online.

Dib ayaa idiinkaga soo sheegi doonaa qasaaraha iyo faahfaahin buuxda