Qaramada Midoobay oo magacowday guddiga qubarada Soomaaliya (Akhriso Magacyada)

Reading Time: < 1 minute

Guddiga joogtada amniga Qaramada midoobay ayaa magacaabay guddiga qubarada Soomaaliya kuwaaso howshooda ay bilaabatay 15 bishan Desember 2018.
Guddiga ayaa ka kooban lix qofood aya waxaa ay kala yihiin

  • Mr. Mohamed Babiker, (Sudan)Mr. Jay Bahadur, regional (Canada)
  • Ms. Nazanine Moshiri, armed groups (Islamic Republic of Iran)
  • Mr. Brian O’Sullivan, armed groups/natural resources (Ireland)
  • Mr. Matthew Rosbottom, finance (United Kingdom of Great Britain and
    Northern Ireland)
  • Mr. Richard Zabot, arms (France)

Waxaa guddigan madax u noqon doona Jay Bahadur oo u dhashay dalka Canada kana mid ahaa shaqaalihii hore ee hay’addii la baabiyay ee cunaqabatyenta Eriteriya iyo Soomaaliya

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!