Qal Qalka Maanta Ka Jira Magaalada Muqdisho Waxa Ka Dhasha Waxa Masuuliyadeeda Iska Leh Madaxweyne Farmaajo

Reading Time: < 1 minute

Waxa sii xoogeysanaya xiisada Siyaasadeed ee Dalka ka jira iyado ay Xukuumada Soomaaliya ay isku dayeen afganbi dhicisoobay oo laga daba tagay Xili gafaf kala duwan ay geysanayaan Ciidanka Xukuumadu ay keentay Golaha shacabka iyado Suxufiyiinta War baahinta kala duwan ee donayay baahinta wararka halkaasi lagu jirdil.

Muqdisho aya Manta umuuqata mid laga dareemaayo Xiisad Dagaal oo cabsi xoogan uu soo wajahay Shacabka ku dhaqanka Muqdisho,iyado ay xarunta Golaha Shacabka ay buux dhaafiyeen Ciidamo si dabaabadka dagaalka.

Sida uu gudoomiye Jawaari shegay Waxa maanta ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka iyado ay Xildhibaanada Qas wadayaasha ah ay tira an badneen halkaasi ku joogeen gudoomiye Muudeey aya isku dayayay in uu shir gudoomiyo shir an sharci aheyn oo la doonayay in Sharciga lagu afduubo.

Ciidanka oo an is aqoon,Hubeysan,Gaadiid badan siita, iyo kala shaki xoogan oo jira qalqalkaasi aya waxa masuuliyadeeda dusha saaran doona Madaxweyne Farmaajo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!