Qaar kamida shaqaalaha safaarada Maraykanka oo la shiray saraakiisha Amniga DFS

Reading Time: < 1 minute

Qaar kamida shaqaalaha hoose ee ka tirsan safaarada Maraykanka ee magalaada Muqdisho ayaa   shir la yeeshay qaar kamida  saraakiisha Amniga ee dowlada Federaalka.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa qayb ka haa kulankaas Safaaradda Mareynkanka  waxaa shirka uga soo qayb-galay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy Stancer oo ay wehlinayeen masuuliyiinkale oo katirsan Safaaradda.

Dhanka kale, kulanka ayaa looga hadlay arimaha amniga doorashooyinka iyo mashaariicda ay isla wadaan Safaaradda Mareeykanka iyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Madaxa siyaasadda Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareeykanka Wendy Stancer ayaa ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku ammaanay sida ay had iyo jeer ugu heelan yihiin sugida amniga dalka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!