Qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha oo loo diiday isticmaalka wadada horumarta madaxtooyada

Wadada Sayidka ee horumarta Madaxtooyadda Soomaaliya oo xilli hore laga mamnuucay isticmaalka gaadiidka shacabka, ayaa dhawaan sidoo kale laga mamnuucay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya.

Tilaabaddan ayaa timid ka dib markii uu amar kasoo baxay maamulka Sare ee Madaxtooyadda Soomaaliya.

Qaar ka mid ah Shaqaallaha Wasaaraddaha ayaa cabasho badan ka muujiyay tilaabaddaan, waxaana ay sheegeen in Wadooyinka Muqdisho qaarkood ay ka cabsi qabaan in ay maraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here