Qaar ka mida Xildhibaanada ka noqday mooshinka Farmaajo oo laga mamnuucay Baydhabo (Video)

Reading Time: < 1 minute

Qaar ka mida odayaasha dhaqanka iyo malaaqayada beelaha dega deegaanka  Koonfur Galbeed ayaa si careysan uga hadlay xildhibaanada Digil iyo Mirrifle ee lacagta ka soo qaatay MW  Farmaajo si ay uga hor yimaadaan mooshinka uu qabtay Gudoomiye Maxamed Mursal.

Malaaqayada oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay sharaf dhac ku tahay dadka reer Koonfur Galbeed in dhowr xildhibaan ay iibsadaan qadiyadda dadka reer Koonfur Galbeed. Hadalka Malaaqyadda ayaa ka danbeeyay ka dib markii MW Farmaajo uu lacag siiyay qaar ka mida xildhibaanadda saxiixay mooshinka si ay u beeniyaan in ay saxiixeen mooshinka.

Halkaan ka daawo Shirka Jaraa’id:

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!