Qaar ka mida Xildhibaanada Fedaraalka oo ka hor yimid gudigii shalay la magacaabay (Daawo)

Reading Time: < 1 minute

Qaar ka mida xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka ayaa ka hor yimid gudigii uu ku dhawaaqay gudoonka Baarlamaanka  ee lagu sheegay in ay noqon doonaan gudi soo diyaariyo  sharciga doorashooyinka.

Xildhibaan Jeesow oo ka mida xildhibaanada taageersan dowlada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay gudiga isla markaana sheegay in uu yahay gudi ay dad qaasa soo magacaawdeen.

Halkaan ka daawa waraysigiisa: