Qaar ka mida odoyaasha Digil iyo Mirrifle oo sheegay in Mukhtar Robow Madaxweyne u yahay (Video)

Reading Time: < 1 minute

Warsaxafadeed ay qabteen qaar ka mida odoyaasha dhaqanka ee ka soo jeeda degaanka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in Dowladii ay uga baxday balanqaadkii ay horay ugu sameeyeen ee ahaa in Mukhtar Robow la soo dayn doono.

Waxaa ku been furay Gudoomiye Mursal iyo Wakiilka Madaxweyne Farmaajo ee degaanka koonfur Galbeed Cabdicasis Lafta Gareen.

Odoyaasha dhaqanka ayaa maanta mar kale ku celiyay in Madaxweynaha rasmiga ee Dowlad Goboleedka Koonfir Galbeed uu yahay Shiikh Mukhtar Roobow, isaga kaliyana ay u aqoonsanyihiin in uu yahay Madaxweyne runta ah.

Halkaan ka daawa hadlakii odayaasha dhaqanka:

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xMI3VVYBFN4[/embedyt]