Qaar ka mida dadkii ku dhintay weerarkii shalay ee Kismaanyo oo maanta la duugay

Reading Time: < 1 minute

Qaar ka mida dadkii ku dhintay weerarkii shalay ay kooxda Al Shabaab ku qaatay hotelka Cascaseey ee Kismaanyo oo maanta lagu aasay magalaada Kismaanyo. Duugta maanta ayaa waxa ka soo qayb galay dhamaan dadka ku dhaqan magaalada Kismaanyo.

Meydadka qaar ayaa waxa loo dhoofin doonaa dalalka ay u dhasheen dadkii ku dhibtay weerarka Kooxda Al Shabaab.