Qaar Ka Mid Ah Magacyada Iyo Sawirada Dadki Ku Geriyoday Qaraxi Shalay oo La Helay

Reading Time: 2 minutes

Qaar ka mid ah Magacyada iyo Sawirrada dadka qaraxa ku dhintay oo u badnaa Dhalinyaro ayaa la helay kuwaas oo eheladooda iyo saaxiobadooda ay shaaciyeen.

Sidoo kale waxaa jira dad qaraxaasi ku geeriyooday oo dadkooda ay aasteyn balse aan weli Magacyadooda iyo sawiradooda aan la helin.

Hadab Hoos Ka Akhriso Magacyada qaar ka mid ah dadka qaraxaas ku geeriyooday iyo Sawiradooda.

1:-Cabdalla Cali Yoonis
2:-Feysal Axmed Yuusuf

3:-Dalmar Ali Hayan

4:-Cabdale Macalin

5:-Baashe Cabdullaahi Gaabow

6:-Axmed Cali Siciid(Dalmar)