Qaabka loo soo dhaweeyay  Abiy Axmed iyo Heshiisyada la galay oo Niyad Jab ku Riday Kumanaan Muwaadin (VIDEO)

Reading Time: < 1 minute
Kumanaan ruux oo Soomaali ah ayaa waxaa ay aad uga xumaadeen qaabkii loo soo dhaweeyay R/wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed  taasi oo meesha ka saartay Habmaamuuskii Qarannimo iyo Dhiigii ay Halyeeyadii Soomaaliyeed u Daadiyeen la Dirirka Itoobiyaanka.
Dr. Xasan Sheikh Cali Nuur oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka qeeyb galay Barnaamij ka baxa Mid ka mid ah TV-yada Af-soomaaligga ku hadla ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo R/wasaarahu ay Baalmareen Dhaqanka iyo Taariikhda Labada dal.
“Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Waxaa Loo Soo Dhaweeyay Si Qof Ka Yimid Wadan Kale Oo Maba Eheyn Itoobiyadii Aan Dariska Eheyn Ee Aan naqaanay “Sidaasi waxaa yiri Dr. Xasan Sheikh Cali Nuur
                                HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA