Puntland: Wasiir Karaash oo is casilay sheygayna in uu yahay Musharax

Reading Time: < 1 minute

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo loo yaqaan  Axmed  Karaash ayaa iska casiley xilkii wasiirnimo kuna dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka madaxweyne ku-xigeenka Puntland.

Axmad Karaash ayaa ka mida siyaasiyiinta aadka looga yaqaan deegaanka Puntland, jagooyin kala duwan ka soo qabtay deegaankaas.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!