Warsaxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa loogu hambalayeeyay baarlamanka Jubbaland guusha ay maanta ka gaareen geedi socodka Doorashada Jubbaland ka dib markii Baarlamanka cusbaa uu yeeshay gudoon.
Dhanka kale Puntland ayaa u hamalyayesay Gudoomiyha cusub ee baarlamanka Jubbaland Shiikh Cabdi Cabdiraxmaan iyo ku xigeenadiisa ayaga oo ugu duceeyay in ilaah ku garab galo howlaha loo doorday.
Qoraalka Puntland ayaa soo baxay iyada oo saacado ka hor dowlada fedaraalka ay ay soo qoraal ay u sheegtay in ayan aqoonsanaynin hogaanka iyo baarlamanka Jubbaland.
Halkaan ka aqriso qoraalka ka soo baxay Puntland: