Puntland oo oo Mamnuucday in ay deegaanadeeda tagaan Xubno ka socda DFS (ogoow sababta)

Reading Time: < 1 minute

Gudiga amniga doorashooyinka Puntland oo  warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa soo saaray awaamiir ka kooban  7 qodob, kuwaasi oo ku aadan dhanka amaanka deegaanada Maamulka Puntland.

Warqad ka soo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Masuuliyiinta ka tirsan Dowlada Soomaaliya aysan tagi Karin deegaanada maamulka Puntland, islamarkaana laga mamnuucay.

Halkan ka Akhriso

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!