Puntland oo Maxkamadeeyneeyso Odayaal iyo Siyaasiin (Ogoow sababta)

Reading Time: < 1 minute

Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa lagu wadaa in maanta la soo taago odayaashii iyo siyaasiyiintii ku xirnaa saldhiga bartmaha magaalada Bosaso.

Odayaasha iyo Siyaasiyiinta ayaa dhaliilay waxqabadka xukuiumadda Puntland, kadib shir ay ku qabteen gudaha magaalada Bosaso.

Lama oga waxa ay ku eedeesan yihiin, balse waxaa la rumeysan yahay in xukuumadda Puntland ay dhibsatay hadalka siyaasiyiinta iyo odayaasha

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!